Iran & Xisbullah oo wacad ku maray iney ka aargudan doonaan Maraykanka

Dowlada Iran ayaa ku hanjabtay aargudasho darran”, waxayna ay sheegtay in Mareykanka uu qaadi doono mas’uuliyadda cawaaqibka ka dhasha dilka mid ka mid ahaa taliyayaasheedii sare, Jeneral Qasem Soleimani. Wasaaradda gaashaandhigga Mareykanka ayaa bayaan ay soo saartay ku xaqiijisay in Jeneral Qassem Soleimani lagu dilay weerar dhacay goor dambe oo khamiistii ah kadib amar kasoo … Continue reading Iran & Xisbullah oo wacad ku maray iney ka aargudan doonaan Maraykanka